Monday, March 27, 2017

SHIRKADA DAABACADA BOORARKA EE BIDHAAN OO BOSASO LAGA FURAY




Shirkada Bidhaan oo ah shirkad daabacadeed ( Printing Company) ayaa maanta 27-march-2017 laga daah furay magaalada bosaso ee gobolka bari oo shaqadeedii si toosa u bilowday isla maanta.
Shirkadan waxaa xafiisyo kulee dahay guud ahaan gobolada puntland iyadoo xafiiskeeda ugu weyn uu ku yaalo Magaalada Bosaso Gaar ahaan Hotel Xamdi qaybtiisa sare wuxuuna kasoo horjeeda University of Bosaso City Compus.